xagal daacsan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-llo ..., m.dh)

Macnaha:

  1. (xis.) Xagasha cabbirkedu ka weynyahay 180° kana yaryahay 360°.